Maah-maahyo Saddexleey ah: Saddex Midna Faa’iido Ma Leh


Maah-maahyo Saddexleey ah: Saddex Midna Faa’iido Ma Leh

Saddex Midna Faa’iido Ma Leh:
B) Fidhiqle rag.
T) Fudeeyd haween.
J) Fadhiya geel.

Saddex baa Rag Kaa Rimin Jirray:
B) Wax jooga ka haddalkii.
T) Wax teggay ka hadhidii.
J) Wax soo socda ka
halloosigii.

Saddex Aya Raga lagu Barta:
B) Sooryo ma wada cunteen?
T) Safar ma wada gasheen?
J) Meel ma wada seexateen?

Laba Way Ku Daba Socdaan:
B) Geeri. T) Gabow.

Sent from my BlackBerry®

Advertisements

Fadlan ka fiirso waxa aad qoreeyso. Halka tan lama ogola wax caay, dacaayad ama ereyo dhibaaya qof kale. Fadlan si masuulnimo ah u dhiibo fikirkaaga.

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s