Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed Qaybtii 1aad


Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed

1- Aan wada hadalno, waa aan heshiino.

2- Abaal dad galaa badan, dad gudaa se yar.

3- Abaal raaga rag baa leh.

4- Abuur iyo waano, abuur baa horreysey.

5- Af Daboolan, Dahab waaye.

Sent from my BlackBerry®

Advertisements

Fadlan ka fiirso waxa aad qoreeyso. Halka tan lama ogola wax caay, dacaayad ama ereyo dhibaaya qof kale. Fadlan si masuulnimo ah u dhiibo fikirkaaga.

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s