Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed Qaybtii 4aad


Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed

16- Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin.

17- Afeef hore lahow ama adkaysi danbe.

18- Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh.

19- Meel ka muuqo ama ka
maqnow.

20- Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday,
oo Aadmi baa qaatay.

Sent from my BlackBerry®

Advertisements

Fadlan ka fiirso waxa aad qoreeyso. Halka tan lama ogola wax caay, dacaayad ama ereyo dhibaaya qof kale. Fadlan si masuulnimo ah u dhiibo fikirkaaga.

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s