Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed Qaybtii 7aad


Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed

31- Arrad waa dan uskag se waa doqonniino.

32- Awr awr wado iyo nin naagi waddo midna
kaama leexdaan.

33- Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan
socodkiisa leeyahay.

34- Ayax teg eelna reeb.

35- Adigoo banaan arkaaya maxaa babac ku saaraya.

Sent from my BlackBerry®

Advertisements

Fadlan ka fiirso waxa aad qoreeyso. Halka tan lama ogola wax caay, dacaayad ama ereyo dhibaaya qof kale. Fadlan si masuulnimo ah u dhiibo fikirkaaga.

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s