Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed Qaybtii 8aad


Maahmaah iyo Murti Soomaaliyeed

36- Adduun waa hadhka labadiisa gelin.

37- Ama buur ahaw, ama buur ku tiirsanow.

38- Aqooni waa awood.

39- Ammin dumay dib uma soo laabto.

40- Aadane gef lagama waayo.

41- Aammusnaantu waxay astaan u tahay
oggolaansho.

Sent from my BlackBerry®

Fadlan ka fiirso waxa aad qoreeyso. Halka tan lama ogola wax caay, dacaayad ama ereyo dhibaaya qof kale. Fadlan si masuulnimo ah u dhiibo fikirkaaga.