Somali Proverbs with Equivalent English Proverbs (Part 1)


• Aadane gef lagama waayo. “To err is
human.”

• Aammusnaan waa oggolaansho barkeed.
“Silence gives consent.”

• Af daboolan waa dahab. “Speech is silver, silence is gold.”

• Afkeennu waysu ammaan. “Between you and me.”

• Akhri sadarrada dhexdooda. “To read
between the lines.”

• Ammin dumay dib uma soo laabto. “Lost time is never found again.”

• Aqooni waa awood. “Knowledge is power.”

• Aqoonla’aani waa iftiin la’aan. “Learning is
the eye of the mind.”

• Aragtida qaanuunka. “The eyes of the law.”

• Awr hal waa loo tu’in karaa, ninse naag
looma tu’in karo. “Love cannot be compelled.”

• Ballan darro waa diin darro. “A promise is a promise.”

• Baruur baa baruuryo qurmisa. “One scabbed sheep infects the whole flock.”

• Baryaaye waa aadane, bixiyana Eebbe weeye.
“Man proposes but God disposes.”

• Dadku waa dalbade, deeq fidiyahana Daa’inka weeye. “Man proposes but God disposes.”

• Beeni raad ma leh. “Lies have short legs.”

• Beentaada hore runtaada dambe bay u daran tahay. “A liar is not believed when he speaks the truth.”

• Bidaari sibiq bay kugu gashaa. “Baldness comes up on you stealthily.”

• Budee inta birtu kulushahay. “Strike while the iron is hot.”

• Caano uma kabbado. “Make no scruple about something.”

• Cagta cagta u saar. “Breathe down somebody’s neck.”

• Cagweynta ayaa gabyi. “Money talks.”
Sent from my BlackBerry®

Advertisements

Fadlan ka fiirso waxa aad qoreeyso. Halka tan lama ogola wax caay, dacaayad ama ereyo dhibaaya qof kale. Fadlan si masuulnimo ah u dhiibo fikirkaaga.

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s